Jubbaland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Doorashada Soomaaliya

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa shuruudo adag ku xiray in ay ka qeyb galaan doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee la filayo in dhawaan maamul goboleedyada dalka in ay ka dhacaan. Wasiirka warfaafinta ee Jubbaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa beeniyay eedeymo uga yimid dowlada federaalka oo ahaa in … Continue reading Jubbaland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Doorashada Soomaaliya